Kulan Looga Soo Horjeedo Maamulka Shariif Xasan Laguna Taageerayo Dowladda Dhexe Oo Lagu Qabtey Magaalada Kambaala (Video)

Waxgarad, siyaasiyiin, aqoonyahaano iyo dad kaloo badan ayaa kasoo qeyb galay kulan looga soo horjeedey maamulka fadhiidka ah ee Shariif Sakiin, halka lagu taageerey dowladda fedaraalka.

Siyaasiyiinta iyo aqoonyahaanada ayaa sheegey in wax laga xumaado ay tahay handadaadda iyo caga jugleynta ay la kulmayaan dadka siyaasiyiinta ah ee doonaya in ay ka hadlaan dhibaatada uu wakiilka ka yahay hogaamiyaha Koonfur galbeed Sharioif Sakiin.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE