Akhriso Gudiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug Ee Maanta Uu Ku Dhawaaqey Baarlamaanka Maamulkaasi

Xildhibaanada Maamul Goboleedka Galmudug ee dhawaan xilka qaadista ku sameeyeen Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta magacaabay Guddiga doorashada Madaxweynaha cusub ee Galmudug.

Guddigan ayaa loogu talo galay iney diyaariyaan doorashada madaxweyihii bedeli Xaaf, waxaana arintan ay ku soo aadeysaa xili khilaaf adag uu ka dhex taagan yahay Madaxweynaha xaalku ku xun yahay ee Galmudug, ku-xigeenkiisa iyo gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE