Xerada Milateriga Ee Turkiga Ee Magaalada Muqdisho Oo Maanta Xariga Laga Jaraayo (Sawiro)

Waxaa lagu wadaa in maanta si rasmi ah loo furo saldhiga milatari ee Turkiga uu ka dhistay magalada Muqdisho, kaas oo lagu tababari doono ciidanka qaranka ee Soomaaliya.

Saldhigan ayaa markiiba marti galin kara kun iyo shan boqol oo askari si tawabaro kala duwan loo siiyo, iyadoo tawabrkan la sheegay in ay bixin doonaan khubaro ku xeel dheer xagga askariga oo Turki u badan.

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa daah furi doona Xerada Milateriga Turkiga.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE