Dhageyso Madaxweynaha Puntland Oo Ka Warbixiyey Dhameystirka Heshiiska Lagu Wareejinaayo Degedda Boosaaso Iyo Arimo Kale

Madaxweynaha Puntland CabdiweliMaxmed Cali Gaas ayaa waraysi gaar ah siiyey idaacadda VOA wuxuuna kaga hadlay qodobo kala duwan oo ay ka mid tahay Wareejinta Dekedda Boosaaso, Guryo la sheegay in xukuumaddu duminaysay oo ka agdhowaa dekedda, Lacagaha la daabaco, Xiisadda Galmudug iyo weliba Shirka Kismaayo ka dhacaya.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE