Gudoomiye Maxamed Cusmaan Cali Yariisow Oo Booqasho Ku Tagey Goobo Muhiim Ah Oo Ku Yaalla ,agaalada Baydhabo (Sawiro)

Gudoomiye Maxamed Cusmaan Cali Yariisow oo safar ku jooga magaalada Baydhabo Janaay ayaa booqasho ku tagey qaar ka mid ah goobaha muhiimka ah ee ku yaalla magaaladaaasi.

Mudane Yariiswo oo ay amaankiisa sugaayeen qqaar ka mid ah Ciidamada Boliiska ee magaalada Baydhabo ayaa goobaha uu booqdey waxa ka mid ah halka loo yaqaano maanya fuulka.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE