Ra’iisalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Oo Soo Bandhigey Isgarab Taaga Dowladda Aan Walaalaha Nahay Ee Turika (Video)

Ra’iisalwasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo shalay ka qeyb galau munaasabad xariga looga jaraayey Saldhig Milateri oo dowladda Turkiga ay ka dhistey Magaalada Muqdisho, ayaa amaaney doorka dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE