Ciidamada Xoogga Dalka Oo Ka Jawaabey Hadal Khiyaalli Ah Oo Kasoo Yeerey Axmed Geelle Xaaf (Video)

Taliska Ciidanka Xooga dalka ayaa Beeniyey inay Ciidamada Milatarigu Qayb ka yihiin Siyaasadda ka Oloosan Qaar kamid ah maamulada dadlka Ka jira.

Afhayeenka Ciidamada Xooga dalka Cabdulaahi iimaan Caynte ayaa sheegay inaysan wax saamayn ah ku Lahayn, Wuxuuna waxba kama Jiraan ku sheegay Eedayn uga timid madaxwaynaha maamulka Galmudug, Wuxuuna sheegay in Khilaafka u dhexeeya Madaxda Galmudug aan la gelin Ciidamada Xooga Dalka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE