Madaxweynaha Hirshabelle Oo Maanta Gaarey Kismaayo Ayaa Ka Hadlay Ujeedada Shirka Iyo Qodobada Laga Hadli Doono (Video)

Madaxwaynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdilaahi Cosobleo oo maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa Warbaahinta la hadlay Waxaana uu sheegey inay Halkaasi uu kala Kulmeen soo dhowayn Balaaran iyo Waxyaabo uusan ka Filaynin Jubaland.

Maxamed Cabdi Waare Madaxwaynaha maamulka Hirshabeelle ayaa ka hadlay Shirka Kismaayo, Wuxuuna sheegay inaan wax Dawladnimada iyo wadajirka Soomaaliya wax u dhimaya meesha looga hadli doonin, Wuxuuna xusay in Hadii Dawladnimada la diido uu dalku ku noqonayo dhibaatadii uu kasoo baxay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE