Sawirka Aminarts Ee maanta Oo Soo Bandhigey Hubka Cadowga Umada Soomaaliyeed

Magaalada Kismaayo waxa ka socda Shir oo dad badan oo siyaasiyiin ah ay u arkaan inuu yahay mid kala qeybinayan Shacabka Soomaaliyeed, islamarkaana hogaamiyeyaasha Maamulada ay adeegsanayaan Cadow shisheeye.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE