Akhri Maamulka Galmudug Oo Wariyeyaasha Ku Amrey In Ay Faafin Karin Wararka Lidka Ku Ah Maamulka

Warqad laga soo saarey Xafiiska Madaxweynaha xilka laga tuurey ee Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa awaamiir lagu soo rogey Wariyeyaasha ka howlgala deegaanada Galmudug.

Qoraalka ayaa lagu sheeya in wariyeyaasha looga baahanyahay in ay faafin karin wax lid ku ah maamulka iyo falalka kale ee ka dhaca Cadado iyo deegaano kale oo Maamulka ka tirsan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE