Fanaanadda Aamina Dhool Oo Ka Mahadcelisey Gurmad Ay U Fidiyeen Dadka Soomaaliyeed (Video)

Fanaanada Caanka ah Aamina Dhool oo la xanuunsaneysa cudur ka haleeley dhinaca Kelyaha ayaa waxa loo sameeyey Caawimaad si wax loogu qabto xanuunada ay jiifto, waxaana caafimaadkeeda lagu qiimeeyey lacag gaareysa ilaa 100 kun oo doolar.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE