Shirka Madaxda Maamul Goboleeyada Oo Laga Soo Saarey Warmurtiyeed Ka Kooban 16-Qodob (Akhriso)

War murtiyeed ka kooban illaa 16 qodob ayaa laga soo saaray shirka Magaalada Kismaayo ugu socday Madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya ee kala ah Jubbaland, Puntland, Hirshabeelle, Koofur Galbeed iyo Galmudug.

War Murtiyeedka shirka laga soo saaray ayaa lagu sheegay in ay yeesheen Shanta Maamul goboleed Golle ay ku mideesan yihiin, waxaana sanadka ugu horeeya Gudoomiye u doorteen Madaxweynaha Puntland Gaas halka ku xigeen uu noqday Madaxweynaha Hirshabelle Waare.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE