Taliyaha Ciidamada Boliiska Koonfur galbeed Oo Sheegay In Dad La Xiro Uu U Jecelyahay Wariyeyaasha (Video)

Taliyaha Ciidamada Boliiska Koonfur galbeed Col. Mahad Xabdiraxmaan ayaa sheegay in la aqbali karin duminta Maamulka uu madaxweynaha ka yahay Shariif Xasan Sheekh Aadan oo daadad siyaasadeed ku socdaan. isagoo u hanjabay Bahda warbaahinta ee wararka faafisa.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE