Ra’iisalwasaare Xasan “Hadii Ay Jiri Jirtay Marka Isjiid Jiid Yimaado Madaxdu Inay Niyad Jabto Madaxda Idin hortaagan Maahan Kuwaas” (Video)

Xasan Cali Khayre R/wasaaraha Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay xaalada siyaasadeed ee uu dalka marayo, Isagoo Khudbad ka jeediyay Munaasabad lagu xusayay Maalinta Calanka Soomaaliya oo lagu qabtay Garoonka Kubadda Koleyga ee degmada C/casiis, Wuxuuna xusay in umadda Soomaaliyeed uu u soo baxay Iftiin.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE