Dhibaato Aan Qiyaasi Karin Ayaan Arkey, Calool Kaligeed Daadsan, Madax Kaligiis Meel Yaalla Iyo Wixii Uu Arkey Goob Jooge Qaraxii Maanta (Video)

Weerar ismiidaamin ahaa oo ka dhacay isgooyska Zoobe ee bartamaha magaalada oo ah isgooy aad u mashquul badan aya ugu yaraan waxaa ku Nafwaayey in ka badan 70 qof, waxaana dhaawacu uu kor u dhaafayaa 80 qof, iyadoo Meydad badan ay ku hoos jiraaan dhismooyinka ku yaalla Isgooyska, gaar ahaan kuwa ganacsiga.

Liibaan Cumar sheekh oo ah Goobjooge ku sugnaa goobta wax ka dhaceen, ayaa Sharaxay sida wax u dhaceen, Taasi oo Murugo badan Qalbigaaga gelin doonta.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE