Wariye Aamina Muuse Wehliye Oo Ilmeysey, Iyadoo Ku Jirta Barnaamij Toos Ah, Xilli Ay Gocatey Dhibaato Xanuun Badan Oo Soo Martey (Video)

Gabadha caanka ah ee wariyaha ah ee Aamina Muuse Wehliye oo ku jirtey barnaamij si toos ah uga baxaayey baraha bulshada ayaa illin kasoo qubatey markii ay gocatey dhibaato xanuun badan oo ay lasoo martey Seygeedii hore ee ilmaha ay u dhashey.

Marwo Aamina Muuse ayaa marka hore ka sheekeeneysay sababta hablaha ku kaliftey in baraha bulshada ay la yimaadaan dhibaatada haaysata iyo inay ka sheekeeyaan noloshii hore ay usoo mareen.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE