Dhageyso Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Oo War Kasoo Saarey Qaraxii Cuslaa Ee Maanta Ka Dhacey Magaalada Muqdisho

Wasiirka warfaafinta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Cumar Cismaan Eng. Yariisow ayaa ka tacsiyeeyay qaraxii galabta ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan isgoyka Zoobe. Waxaana uu wasiirku sheegay in ay ka xun yihiin dhibaatada Al-shabaab ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE