Akhriso Magacyada Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya Oo Magacaabay Gudiga Gurmad U Sameynta Dadkii Wax Ku Noqdey Qaraxii Shalay

Ra’iisalwasaaraha nxukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay gudi ka shaqeyn doono sidii gurmad bina’aadanimo loogu fidin lahaa dadkii wax ku noqdey musiibadii shalay ka dhacdey isgoyska Zoober ee magaalada Muqdisho.

Gudigan ayaa ka kooban Wasiiro, Xubno ka socda maamulka Gobolka Banaadir, Culimaa’udiin iyo Ururada bulshada rayidka, waxaana gudigan uu shaqa bilaabay isla maanta.

Hoos Ka Aqriso Magacyada Gudga

1-Maxamed Abuukar Islow (Ducale) Wasiirka Amniga (Guddoomiye)

2-Fowziya Abiikar Nuur Wasiirka Caafimaad (Xubin)

3-Deeqa Yaasiin Xaaji Yuusuf Wasiirka Haweenka & Xuquuqal Insaanka (Xubin)

4-Iimaan C/laahi Cali Wasiirka Diinta iyo Awqaafta (Xubin)

5-C/rixmaan Cumar Cismaan Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka & Dalxiska

(Xubin)

6-Maxamuud Xayir Ibrahim Wasiiru dawlaha Maaliyadda (Xubin)

7-Maxamed Cali Xagaa Wasiiru dawlaha Gaashaandhigga (Xubin)

8-Mukhtar Mahad Daa’uud Wasiir K/X Arrimaha Dibedda (Xubin)

9-Ibrahim Yarow Isaaq W/K Xigeenka Boostada &Isgarsinta (Xubin)

10-Taabid Cabdi Max’ed G/miyaha G/ Banaadir Ahna Duqa Muqdisho (Xubin)

11-Maxamed Aden Koofi Agaasimaha Hay’adda Socdaalka &Jin (Xubin)

12-Sheekh Bashiir Axmed Salaad Dalladda Culimada Soomaaliyeed (Xubin)

13-Sheekh Cali Wajiis Dalladda Culimada Soomaaliyeed (Xubin)

14-Diini Maxamed Diini Bulshada rayidka (Xubin)

15-C/laahi Maxamed Jaamac Shirwac Bulshada rayidka (Xubin)

16-Cabdi Baaruud (Xog-hayn)

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE