Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Ka Illimeeyey Cunug Laba Jir Ah Oo Badbaadey, Hooyadiina Ay Geeriyootey Oo Laga Soo Bixiyey Dhisme Hoostiisa (Video)

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed oo warfidyeenka kula hadlay mid ka mid ah goobaha Caafimaad ayaa ka sheekeeyey xanuunka iyo uur ku taalada uu ku reebay markii uu arkey Cunug yar oo laba jir ah oo ka badbaadey qaraxii shalay hase ahaatee hooyadii ay geeriyootey kaas oo uu sheegay in ay kasoo dhex bixiyeen dhismayaal hoostooda.

Mudane Thaabit ayaa shacabka ugu baaqey in ay u midoobaan cadowga umadda Soomaaliyeed oo maalin walba usoo taagan inay gumaadaan Shacabka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE