Hooyo Soomaaliyeed Oo Sagaal Caruur Ah Oo Dhashey Ku Weysay Qaraxii Zoobe, Dhimirkana Beeshay (Video)

Xili uu isa soo tarayo qasaaraha ka dhashay werarkii ismiidaaminta ee ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa waxa kamid ahaa dadka dhibaatada kaso gaartay hooyo soomaaliyed oo sagaal caruur ah oo ay dhashay ku weysay werarkii isqarxinta.

Hooyada Soomaaliyed ee ubad keeda ku weysay werarkii muqdisho ayaa lagu soo waramaya iney beeshay dhimirka isla markaana ay ku dhawaaqeyso aaway caruurteydii iyo erayo kale taasi oo daren xanuun badan ah.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE