Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur Oo Qaraxii Muqdisho Ku Tilmaamay Mid Ka Fog Diin Iyo Caqli Saliim Ah (Video)

Afahayeenkii hore ee Kooxda Shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu mansuur oo maanta ka qeyb qaatey barnaamijnka gurmad qaran ee lagu badbaadinaayo dhaawacyada qaraxii Zoobe ayaa fariin cajiib ah direy.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE