Maanso Qiiro Leh Abwaan Xasan Laab-Saalax “Xamar Dhaxal Umay Helin, Dhiig Korkeeda lagu qubo” (Video)

Abwaan Xasan Dhuxul (Laabsaalax) ayaa soo saaray Maanso Baroor diiq ah, Taasi oo loogu magac daray “Xamar Dhaxal u may helin“.

Wuxuu sheegay in Falkii ka dhacay  Qaraxii Soobe  uu ahaa Masiibo wayn iyo Halaag, taasi oo lala eegtay Qaybaha kala duwan ee Bulshada,   kuwaasi oo waxba aan galabsan.

Xamar Dhaxal Umay Helin, Dhiig Korkeeda Lagu qubo, Xamar Dhaxal umay Helin, In dadkeeda Lagu Dhibo Xamar Dhaxal umay helin, Dhismaheeda ruux neceb “.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE