Ra’iisalwasaare Xasan Cali Khayre Oo Balan Ku Qaadey In Dagaal La Geli Doono Alshabaab (Video)

Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Galabta Khudbad ka jeediyey Isku soo bax Balaadhan oo ka dhacay magaalada Muqdisho, Kaasi oo ay ka qayb galeen Kumanaan ka mid ah Shacabka Muqdisho iyo Madaxda ugu saraysa Soomaaliya.

Kheyre ayaa ballan-qaaday inuu dagaal la geli-doono Al-shabaab, Wuxuuna sheegay in ay ka dambeysay qaraxii ka dhacay qaraxii Zoobe 14/10/2017, Sidoo kalana wuxuu ka hadlay Waxa la gudboon Shacabka Soomaaliyeed.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE