Abbasador Owliyo Oo Xulifo Qaran Dumis Ah Ku Tilmaamay, Axmed Madoobe, Cumar C.rashiid Iyo Xasan Sheekh Maxamuud (Video)

Abbasador Maxamed Xuseyn Owliyo oo ka qeyb galaayey barnaamijka la hadal RTN ayaa soo bandhigey xog badan oo ku aadan dibin daabyada Madaxweynaha Maamul Goboleedka Axmed Madoobe.

Madaxweynaha Jubbaland oo hada ku sugan dalka Imaaraadka carabta ayaa lagu eedeeyey in uu qeyb ka yahay maamulada la heshiiyey xulafada Imaaraadka ayaa lagu eedeeyey in aanu is waafaqin dhaqankiisa iyo hadalka uu ku hadlaayo.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE