Diyaar Garow Dagaal Oo Ka Bilowdey Gobolka Gedo Iyo Maamulka Jubbaland Oo Ku Baaqey Dagaal Ka Dhan Ah Alshabaab (Video)

Gobolka Gedo galbeedka dalka Soomaaliya oo ay ku xooganyihiin Maleeshiyada Kooxda Shabaab ayaa wararka ka imaanaya waxay sheegayaan in halkaas laga dareemayo dagaal ka dhan ah Shabaab.

Wasiirka Wasaaradda Amniga Maamul Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur oo ku sugan Gobolka Gedo ayaa booqdey Xero lagu diyaarinaayo Ciidamada Daraawiishta ee ku taalla Beled Xaawo ayaa halkaas kaga dhawaqey dagaal ka dhan ah oo lala galaayo Kooxda Alshabaab.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE