Kooxda Cali Khaliif Galleyr Ee Khaatumo Oo Aqbashey Inay Ku Biiraan Jamhuuriyadda Somaliland Ka Dib Heshiis Labada Dhinac Ay Gaareen (Video)

Xubnihii ka socday Khaatumo ee uu Hogaaminayey Cali Khaliif Galayr ayaa magaalada Caynaba Heshiis kula Saxeexday jamhuuriyadda Somaililand.

Waxaa Qodobada lagu Xusay Shirka Jaraa’id ee Warbaahinta loo Qabtay ka mid ahaa ” Ilaalinta Madax banaanida iyo Jiritaanka Somaliland iyo in Dastoorka dib loo Furo si loo simo Awood Qaybsiga, In Khilaafka lagu dhameeyo Wadahadal iyo Jid Nabadeed.  “

Sidoo kalana waxaa Warbaahinta ku hadla Afka Somaliland ay sheegtay inay Xubnaha khaatumo Aqbaleen inay yihiin Qayb kamid ah Somaliland.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE