Dhageyso Ra’iisalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Oo Si Hordhac Ah Uga Hadlay Xaaladda Dagaal Ee Uu Geli Doono Dalka

Ra’iisul wasaaraha xukuumada federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhawaaqay in wixi ka danbeeya sabtida birrito ah uu dalka geli doono xaalad dagaal.

Arrintan ayaa loo arkaa mid ay dowladda uga jawaabi doonto qarraxii ay dadka badani ku dhamaadeen ee 14-ki bishan October lagu weeraray magaalada Muqdisho.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE