Short Film: Maxaa Kala Qabsaday Dalmar Yare , Farxiya Kabayare Iyo Paracetamol “Seedigaa Ha Coleysan” (Video)

Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Filim kooban oo loogu magac daray  “Seedigaa Ha Coleysan” Waxaana Jilaya Fanaaniinta Farxiya Kabayare iyo Dalmar yare.

Farxiya ayaa walaalkeed oo ay dhawaan Maraykan keentay uga Dacwoonaysaa Ninkeeda iyadoo ka codsanaysa inuu ka Furo, Balse marka uu damco inuu Warqada uga qaado ayay go’aan kale oo aan la isku ogayn lasoo baxaysaa.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE