Magaalada Burco Oo Laga Joojiyey Arin In Muddo Ah Soo Jirtey Oo Xilliga Guurka La Sameyn Jirey, Iyo Soomaali Badan Oo Soo Dhaweysey (Video)

Arin Bulshada Soomaaliyeed si wayn usoo jiidatay ayaa ka hirgashay magaalada Burco ee Gobolka Togdheer, Kadib markii Aroosyada Magaalada Burco Laga Joojiyey In Muusik (Music) Lagu Ciyaaro, oo Dumarka iyo Raggu ay is dhex galaan, waxaana arintan hirgeliyey Culimada, Hadaba sidee dadka magaaladu u arkaan iyagoo ku kala aragti duwan…?

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE