Dhageyso Muhiimad Noocee Ah Ayuu Leeyahay Safarka Madaxweynaha Uu Ku Maraayo Dadlka Gobolka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta tagay magaalada Djibouti ee xarunta Hamhuuriyadda dalka Djibouti.

Safarka Madaxweynaha uu ku tagay Djibouti ayaa qeyb ka ah safar uu ku marayo qaar kamid ah dadlalka gobolka ee ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya, si uu taageero uga hello dagaal ay dowladdu qorsheyneyso inay kaga jawaabto weerarkii Muqdisho ee ay dadka badan ku dhinteen.

Horey madaxweynaha wuxuu u soo maray Uganda iyo Ethiopia.

Hadaba Safarka Madaxweynaha ee dalalka gobolka ee markii horeba ay ciidamo ka joogeen Soomaaliya muxuu ku soo kordhin karaa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE