Puntland Oo Soo Bandhigtey Maxbuux Galmudug Looga Qabtey Dagaal Ka Dhacey Duleedka Magaalada Gaalkacyo (Video)

Masuuliyiinta Maamulka Goboleedka Puntland ayaa ka hadlay dagaalkii duleedka Gaalkacyo ku dhexmaray Ciidamo kala taacsan Maamulada Galmudug iyo Puntland.

Puntland ayaa soo bandhigtay Nin lagu magacaabo Carab maxamed Guuleed kaasi oo dagaalka looga qabtay Galmudug, Islamarkaana dhaawac ah, waxayna kusoo Wareejiyeen Hay’adda Bisha Cas oo Galmudug ku Wareejin doonta.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE