Shariif Xasan Oo Qatyaan Laga Taaganyahay Iyo Waxgaradka Koonfur galbeed Oo Ku Baaqey In Xilka Laga Tuuro (Video)

Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo seddaxdii sano ee lasoo dhaafey haayey xilka ayaa loo soo jeediyey eedeyomo kala duwan, waxaana ugu weyn in horumar la’aanta iyo dib u dhaca uu ku ridey deegaanada maamulka hoos yimaada.

Waxgaradka Koonfur galbeeed ayaa tilmaamay in halka sano ee soo aadan Shariif aan laga filay wax natiija ah marka laga reebo in ka faa’ideysto fursadda yar uu haaysto uu ku fushan karo danahiisa u gaarka ah.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE