Dhageyso Xog Cusub Xagee Loo Wadey Qaraxii Zoobe Ee Dadka Badan Ay Ku Le’edeen, Ma Aamini Kartaa In Ujeedku Ahaa…..

Idaacada VOA-da ayaa heshay warka sheegaya in weerarki 14-ki October ka dhacay Isgoyska Zoobe loola danlahaa in lagu gumaado saldhiga milatari ee uu Turkiga dhawaan ka furay Muqdisho, kaasi oo lagu tababari doono Ciidanka Qaranka Soomaaliya.

Saraakiil ka tirsan sirdoonka Soomaaliya oo ka gaabsaday magacooda ayaa sheegay in weerarkaasi uu ku wajahnaa xarunta milatariga ee Turkiga ee ku taala Magaalada Muqdisho.

Hadaba maxay tahay ujeedada loo beegsanayo saldhiga Turkiga, maxaase arrintan ka dhalan kara warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Diyaariya Wariyaha VOA Nuur Bukhaari.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE