Ambaasador Awliyo Oo Ka Jawaabey Hadal Meel Ka Dhac Ah Oo Uu Ku Sheegey Xildhibaan Fiqi Oo Maalmaahan U Durbaan Garaacaya In Dib Loogu Laabto…(Video)

Ambasador Maxamed Xuseen Awliyo oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomalaiyeed kuwooda loogu jecel yahay ayaa waxa yar kaga hadlay dhaqanka Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi.

Abasadorka ayaa marka hore ka sheekeeyey dhacdo uu sameeyey Xildhibaan Fiqi oo waayadii dambe u duur baan u garaacaayey in dib loogu laabto dagaalo sokeeyey

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE