Dhageyso Dowladaha Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Ku Heshiiyey La Dagaalanka Kooxda Alshabaab

Ra;iisalwasaaraha Xukuumadda Fedaraalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo booqasho ku tagey dalka turkiga ayaa heshiis dhinacyo badan taabanaya lasoo galay madaxda dalkaasi.

Madaxda labada dal ayaa ka heshiiyey dhinacyada iskaashiga, maal gashiga, dib u dhiska dalka, shaqa bauurka dhalin yarada Soomaaliyeed iyo la dagaalanka kooxda Alshabaab.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE