Nolol Aad Rumeysan Karin Oo Ay Ku Nool Yihiin Dadka Geel Jiraha Iyo Dhaqanka Ay Iska Leeyihiin (Video)

Dadka Geel dhaqatada ah ayaa ku nool nolol aad uga duwan mida ay mujtamaca intooda badan ku noolyihiin, waayo in la dhaqo Geela ayaa u baahan in uu ruuxu ku noolado nolol u suura galinaysa in uu Ggeeliisa siduu ku noolaan karo noloshaas oo inta badan aad uga adag mida aynu inteena kale ku nolnahay oo ayna dad badan aad ugu adkaanayso in ay nolosha noocaas ah ku noolaadaan.

Hadaba Muuqaalkan Hoose Waxa uu Soo Koobayaa Nolosha Cajiibka badan ee Geel Jiraha

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE