Brnaamijka Dhaqanka Usbuuca Oo Ay Soo Qaban Qaabiyeen Tawabaraasyaha Kala Ah Dr Yuusuf Iyo Drs Khadiijo Oo Lagu Qabtey Jaamcadda Bariga Afrika (Video)

Laba Tawabarayaal ah  islamarkaana Lamaane isu ah oo lagu kala magacaabo Drs Khadiijo Cusmaan iyo Seygeeda Dr Yuusuf ayaa barnaamij loogu magac darey Dhaqanka Usbuuca Soomaalida ku qatey Jaamacadda Bariga afrika qeybteeda Magaalada Boosaaso.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE