Wasiirkii Hore Ee Arimaha Dibadda Somaliland Oo Hurdo La’aan Ku Ridey Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Kulmiye (Video)

Wasiirkii Hore ee Arimaha debeda maamulka Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo dhowaan ku Biiray Xisbiga Wadani ee C.raxmaan Cirro Hogaamiyo ayaa shacabka ugu Baaqay inaysan Codkooda Siinin Muuse Biixi iyo Xisbiga Kulmiye.

Yoonis ayaa sheegay Inuu Muuse Biixi yahay Askari Islamarkaana aan la Mahadin doonin Dhibaatooyinka uu gaysto hadii uu Xilka Qabto, Wuxuuna Tusaalle usoo Qaatay dalal ka tirsan Afrika oo Askar ay Qabsatay, Dhibaatooyina laga dhaxlay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE