Dhageyso Faafaahin Weerarkii Nambar 50, “Alshabaab Meydadkooda Daadsan, Dhaawacyada Ay Jiidaayaan Ayaa Duurka Lagu Baacsanooyaa”

Maxamed Ciise Maxamed oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka ee Gobolka Shabeelada hoose ayaa faafaafhin ka bixiyey weeraro Maleeshiyada Alshabaab shalay gelinkii dambe ay kusoo qaadeen Saldhigyo ku yaala Degmada Nambar 50.

Sarkaalkla ayaa sheegey in weeraro gaadma ah oo ay soo qaadeen Alshabaab ay ka raacdey arin ay fileyn oo uu ku sheegey in ay ku jabeen weerarka ayan bilqanyihiin Meydad Shabaab ah halkii lagu dagaalamay.

Waxa uu tilmaamaey in Alshabaab ay xaauuq iyo duulaan ku haayaan Shacabka Soomaaliyeed, loona baahanyahay in loo midoobe sidii dalka oo dhan looga saari lahaa.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE