Xildhibaan Zakariye Maxamuud Oo Sheegey Hadii Aan Xal Loo Helin Khilaafka Dowladda Iyo Maamul Goboleeyda Ay Soo Bixi Doonaan Maamul Aqoonsi Raadis Ah (Video)

Xildhibaan Zakariye Maxamuud oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka ee Soomaaliya ayaa ka hadlay khilaafaadka u dhaeeya Dowladda dhexe iyo Madaxda Maamul Goboleedyada.

Mudanhya ayaa sheegey in hadii uu sii socdo khilaafka hada jira la arki doono Maamul Goboleedyo sheegan doono inay gooni isu taaga sameeyeen sida Somaliland oo aqoonsi raadineysa.

Hogaamiyeyaasha Maamuo Goboleedyada ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Kismaayo kasoo saarey qodobo ka hor imaanaya dowladda fedaraalka ee Soomaaliya, waxaana ay sheegeen in ay 90% dalka ay maamulaan Maamul Goboleedyada.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE