Dhageyso Xog Xasaasi Ah Maxaa Hor Taagan In Uu Dhismo Ciidan Qaran Oo Soomaali Ah

Dowladda Soomaalia ayey dhibaato ba’an waxay ka haysataa dhismaha ciidamo qaran oo mideysan oo dalka ka howlgala, lana dagaala ururka Al-Shabab, islamarkaana soo celiya awoodii uu dalkan lahaan jirey.

Dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada ayaa ka wada arinsanaya sidii laysugu dhafi lahaa ciidamada Soomaalia, oo awood xoog leh u leh inay dalka oo dhan xoreeyaan.

Haddaba, maxaa hor tagaan in la helo ciidamo Soomaalia ay leedahay oo hana qaado xiligan? VOA-da ayaa waraysi la yeelatay wasiirkii hore ee Gaashandhiga Soomaaliya Fiqi.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE