Mucjiso Ka Dhacdey Deegaan Hoos Taga Degmada Seylac Iyo Dadkii Deegaanka Oo Gurmad Codsadey (Video)

Magaalada Ceel-gaal waxay Hoos timaadaa Degmada Saylaca, Waxaana Sanadii 1932 uu Halkaasi uu Gumaystihii Ingiriisku ka Qoday Ceelka loogu magac daray ee ( Ceel-gaal) Islamarkaana hada loo badalay magaciisa (Ceel-islaam).

Dhacdo Mucjiso leh ayaa ka dhacday Tuuladan, Waxaana Ku Habsaday Dabaylo Wata Ciid Xoogan, Taasi oo Aastay Guryihii Halkaasi ka dhisnaa, waxaana Gurmad loo Fidinayaa dadka ku dhaqan deegaankaasi, Sidii looga badbaadin Lahaa Ciida, Taasi oo keenaysa Inay Guryaha Dhagaxa ah soo dumaan, Maraykay Dusha ka marto Ciidu.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE