Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Oo Daboolka Ka Qaadey In La Dhisaayo Ciidamo Cusub Oo Lagu Magacaabo Difaaca Dalka (Video)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegey in dowladdiisa ay dhisi doonto Ciidamo cusub oo loogu magaca dari doono “Ciidamada Difaaca dalka”.

Ciidamadan ayaa sida uu sheegey Madaxweynaha waxay noqon doonaan dhalin yaro da’yar oo difaaca dalka aan wax dhaqaale ah ku qaadan doonin.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE