Mid Ka Mid Ah Telefishinada Ku Hadla Afka Soomaaliga Oo Laga Mamnuucey Deegaankada Soomaaliland (Video)

Wasiirka Warfaafinta Jamhuuriyadda Soomaaliland Cusmaan Saxar-diid Cadaani ayaa soo saaray Wareegto uu deegaanada  Soomaaliland kaga Mamnuucayo Telefishinka Kalsan waxaana la xiray Xarunta TV-ga ee uu ku lahaa Magaalada Hargeysa.

Cadaani ayaa sheegay in Telefishinka uu warar been ah ka sameeyay isku soo baxyo Shalay lagu taageerayay Muuse Biixi oo shalay Laascaanood ka dhacay kaas oo markii dambe Rabshad isku badelay kadibna sababay in Muuse Biixi isaga baxo Magaalada.

 

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE