Shir Looga Hadlaayo Arimaha Fedaraalka Iyo Dhismaha Dowladaha Hoose Oo Ka Furmey Magaalada Addis Ababa (Sawiro)

Magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya waxa ka furmey shir looga hadlaayo arimaha fedaraalka iyo dowladdaha hoose, waxaana ka qeyb galaya Wasiirada arimaha gudaha ee Maamul Goboleedyada dalka.

Shirkan ayaa waxa sidoo kale ka qeyb galaya Wasiirada dastuurka ee dowladaha Itoobiya iyo Kenya, iyadoo looga hadlaayo arimaha Fedaraalka ee dalka Soomaaliya.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE