Ra’iisalwasaare Khayre oo ka Hadlay Dagaalka Ka Dhanka Ah Ee Al-Shabaab, Xaalada Uu Maraayo Dalka Iyo Shirkii Muqdisho (Video)

Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa khudbad ka jeediyey Munaasibad lagu qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay Xaalada dalka iyo Sida looga adkaan karo maleeshiyada Al-shabaab.

Wuxuu si wayn uga hadlay Midnimada dalka ka muuqata hada, Kulankii maamulada Waxa kasoo baxay, Sidoo kalana Wuxuu sheegay in maanta la haysto Fursadii ugu waynayd, oo ay Muuqato Wadadii Guushu “Qaraxii Soobe kadib dareenkeena wuxuu noqday dagaal Wadajir ah oo lala galo Al shabaab”.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE