Dhageyso Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Culus Oo Lagu Qaadey Fariisimayaal Ay Ku Sugnaayeen Alshabaab Iyo Firxadka Horjoogayaal…..

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa wada howlgal ay ku baacsanayaan maleeshiyo ka tirsan ururka Al-Shabaab oo ay toddobaadkii hore ka billaabeen inta u dhaxeysa gobolada Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe.

Dagaal xalay ciidamada dowladda iyo aleeshiyada Al-Shabaab dhex marayay ayaa waxaa ku dhintay ilaa shan maleeshiyo oo shabaab ah, iyadoo sidoo kale ay jiraan warar sheegaya in dhaawacyo badan uu soo gaarey.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE