Faa’iso Wadani Oo Fariin Xanuun Badan La Wadaagtey Madaxda Qaranka “Waxaan Ahay Qof Walaashiin Oo Caawimaad Idin Kaga Baahan, Miyaan Aheyn Qof Soomaali Ah” (Video)

Gabadha Lagu Magacaabo Faa’iso C.rashiid oo ka mid aheyd Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa in mudda ah la il daran dhaawac ay la curyaantey oo kasoo gaarey xilli ay u shaqeeneysey qaranka ayaa soo dirtey fariin xanuun badan.

Faa’iso ayaa 19-kii bishii Agosto ee sanadkan la gaarsiiyey Magaalada Nayroobi ee dalka Kenya, xilligaas wixii ka dambeeyey ayey waxay aheyd qof ku sugan xaalado aad u liita, iyadoo ay jiraan xanuunaad iyo waxyaabo kale oo kusoo kordhey caafimaadkii yaraa ee ay haaysatey.

Muuqaal la daawan karo ilaa Sagaal daqiiqo, Sodon iyo sided il biriqsi (9:28) ayaa Gabadhaan waxay kaga waramayasaa balan qaadkii ay u sameeyeen Madaxda dowladda Fedraalka iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, balantaas oo aan weli dhaqan gelin.

Hood Ka Daawo Muqaalka Faa’iso Cabdirashiid

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE