Dhageyso Xaaladda Faa’iso Cabdirashiid Wadani Oo Kasii Dareysa Iyo War Culus Oo Laga Soo Saarey Sidey Ku Sugantah

Faa’isa Cabdi Rashiid Wadani oo ah Xidigle katirsan qaranka Soomaaliyeed in mudda ahna ku xanuunsanaysay magaalada Nairoboi ayaa waqtigan ku sugan xaaladii ugu liidatay.

Caydaruus oo ah walaalka Faa’isa wadani ayaa sheegay in xaaladda Faa’isa ay tahay mid aad u liidato waxaana uu ka codsaday madaxda DFS in ay si deg deg ah ay usoo gaaraan Faa’isa.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE