Gudiga Doorashada Somaliland Oo Warkii Ugu Dambeeyey Kasoo Saarey Doorashada Dhici Doonta Maalinta Isniinta Ee Soo Aadan (Video)

Gugida doorashooyinka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa warkii ugu dambeeyey kasoo saarey doorashada oo la filaayo in ay dhacdo 13-ka bishan oo ku beegan maalinta Isniinta ee todobaadkan.

Afahayeenka Gudiga Saciid Cali Muuse oo warbaahinya shir jaraa’id u qabtey ayaa sheegay in dadka codeenaya aanay soo qaadan karin wax astaan ah oo muujineysa in xisbi ay taageersanyihiin.

Waxa kaloo uu sheegay in la jiijiyey dhamaan adeegi Interndka ee deegaanada Somaliland si loo ilaaliyo qal qal gelinta amniga inta ay codeynta socoto ilaa natiijada looga dhawaaqayo.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE